Hargeysa, Somaliland – Muwadiin Cabdiraxman Cabdilahi Maxamed oo cabaasho ka muujiye waraaqo is khilaafsan oo ka soo baxay maxkamadaha degmada hargeysa, saree iyo Xafiiska xeer ilaalinta guud, dacwaad mudo dheer ku jirtay maxkamada ku sabsaan guri ku yaala magalada hargeysa gaar ahaan degmada ibraahim koodbuur.
Waxa kalo uu sheegay muwaadinkani qaraarada maxkamadaha dalka ka soo baxaa ay inta badan sifooyiin sharciga baal marsaan, oo inta badan muranada dhaliyaa bulshada dhexdeed. Isagu sheegay inn sifooyinkaas eek a soo baxaa maxkamadaha dalka lagaga xanibay guri uu lahaa, gurigaas ay ku jiraan niman mujaahidiin ah oo gurigaa qaabsadeen wakhtigii dalka laga soo noqoneyee xeeriyihii qaxoontiga ah ee dalka Ethiopia.
HALKAN KA DAWO: