Xamar Dhaxal Umay Helin Hees Baroor Diiq ah iyo Kooxda Xidiga Geeska

0
1524

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Kooxda Fannaaniinta Xidigaha Geeska,ayaa hees baroor diiq ah kaga dareen celiyay qaraxii lagu dhamaaday ee ka dhacay isgoyska Soobe kuna dhinteen dadka boqolaalka dhaafay

Heesta oo la magac baxday Xamar Dhaxal Umay Helin oo uu curiyay Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul(Laabsaalax)  oo ah hees dareen damqasho badani uu ka muuqdo isla markaana uu ku iftiiminayo in dhibaatada dhacday iyo gumaadka joogtada ah aanay Xamar dhaxal u helin oo ay ka bixi doonto uguna ducaynayo.iyo kooxdii Xidigaha Geeska oo codkooda ku luuqaynaya ayaan halkan idiinku soo gudbinaynaa ee Dhegaysi wanaagsan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here