Halkan Ka Dhegayso Barnaamijka Qoyska Xogsoor Media.Net iyo Soo Jeedintii Ikraan Siciid

0
1418

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Waa markale iyo barnaamijkeenii qoyska  oo aad todobaadkiiba hal mar ka dhegaysataan Xogsoor Media.Net

Barnaamijka Qoyska oo ay soo saarto isla markaana ay soo diyaariso Wariye Ikraan Siciid Diiriye ayaanu ku eegnaa laamaha kala duwan ee nolosha qoyska iyo waxyaabaha loo baahan yahay in la isku baraarujiyo ee xoojinaya jiritaanka qoyska si  looga hor tago waxkasta oo dheelli ku keeni kara nolosha qoyska isla markaana saamayn ugu yeelan kara nolosha bulshada.

Waxaan wada ogsonahay in markasta oo Qoys wanaagsani soo kordho in ay tahay horumar dhanka bulshada ah oo aynu qaadnay iyo soo saarista jiilal cusub oo dalka u soo kaca iyadoo taa bedelkeeda markasta oo qoys uu innaga burburona ay tahay dhubaato bulsheed oo ummad ahaan inna soo gaadhay.

Haddaba halkan ka dhegayso barnaamijka qoyska ee todobaadkan iyo soo diyaarintii iyo tebintii Wariye Irkaan Siciid Diiriye.

Xogsoor Media.Net

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here