Hargeysa(Xogsoornews.com):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Kaah,Maxamuud Xaashi Cabdi,ayaa xukuumadda Madaxweyne Cirro ku eedeeyay Musuq maasuq uu sheegay in uu xadhkaha goostay,waxaanu farriin u diray Madaxweynaha Somaliland oo uu sheegay in cidda la xisaabiyana aanay imika kulmiye ahayn balse ay tahay xisbiga waddani iyo xukuumaddiisa cidda loo baahan yahay in ay hantira shavabka u illaalisaana ay tahay Madaxweynaha Somaliland
Haddaba halkan ka daawo hadalka Maxamuud Xaashi oo muuqaal.ah.











