Halkan ka Dhegayso Barnaamijka Arrimaha Qoyska iyo Diyaarintii iyo Tebintii Wariye Ikraan Siciid Diiriye

0
1283

Hargeysa(Xogsoor Media.net):- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qoyska ee Shabakada Xogsoor Media.net

Waana Barnaamij todobaad leh ah oo aad ka dhegaysan doontaan  degelka Wararka ee Xogsoor Media.net

Barnaamijkan waxaa soo soo diyaarisa isla markaana soo jeedisa Wariye Ikraan Siciid Diiriye oo barnaamijyada arrimaha bulshada aad ugu dhuun daloosha isla markaana soo saare ka ah xubinteena arrimaha qoyska.

haddaba dhegaysi wanaagsan Barnaamijka Arrimaha Qoyska ee Xogsoor Media.net iyo Diyaarintii iyo soo jeedintii Wariye Ikraan Siciid Diiriye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here