Burco(Xogsoornews.com):-Sheekh Cismaan Maxamed Ismaaciil ayaa Madaxweynaha Somaliland usoo jeediyay in uu ALLE ugu dhawaado saxeexiisa isla markaana uu fuluyo arrin diini ah oo sharcii ah oo ALLE loogu dhawaanayo.
Sheekh Cismaan,ayaa ka hadlay fulinta dilka qosaasta ah iyo sida ay u tahay arrin fulintoisa alle ka raali yahauy oo ILLAAHAY loogu dhawaanayo isla markaana umaddu ku kala bogsanayso oo yaraynaysa dilka badheedhka ah.
Waxaanu nasiib darro iyo arrin ciqaab ALLE ka.dhalanayso ku tilmaamay in ay jeelasha dalka ka buuxaan dad si badheedh ah dad u dilay oo xukuman isla markaana fulinta qisaastuud sugayso oo keliya saxeexa Madaxcweynaha
Sheekh Qaaddi Cismaan oo ka hadlaya faa iidada diin ahaan iyo umad ahaanba ay leedahay fulinta qisaasta halkan ka daawo.











