Thursday, October 22, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Xafladda qalin jabinta jaamacadda Qur,aanka

Xafladda qalin jabinta jaamacadda Qur,aanka

0
6

Hargeysa(Xogsoornews.com):-xXaflad ballaadhan oo lagu maamuusayay dufcadii afraad ee ka qalin jebisa jaamacadda qur aanka kariimka aj,ayaa lagu qabtay hargeysa

Jaamacadda Qur aanka kariimka ah oo ah jaamacad aan lacag laga qaadin ardayda isla markkaana dad musician ah iyo xukuumaddu iska kaashadaan qarashkeeda.

Haddaba halkan ka daawo munaasibadda jaamacadda lardayda ka qalin jebisay oo ay ku jireen arday ajaanib ah.