Burco(Xogsoornews.com): Sheekh Cismaan Maxamed Ismaaciil oo ka mid ah cimada rreer Somaliland,ayaa bulshada uga digay xafladaha aan ku habboonayn dhaqanka Islaamka ee Suubban iyo ku toosnaanta shareecada Islaamka.
Waxaanu wax lala yaabo oo gef ku ah anshaxa wanaagsan iyo dhaqanka qofka muslimka ah ba ku sheegay in la yidhaahdo xafladda hablaha reer hebel hablo xaflado aabyaaladeed loo qabto oo dhallinyaradu ay qabiil qabiil xaflado u qabsadaan. Waxaa kale oo sheekhu uu ka hadlay DIinta Islaamka iyi sida ay u tahay diin ku suntan xishood,alkhlaaq wanaag iyo toosnaan.
hhttps://youtu.be/F7CHxKfw9sw?si=XquZX4WeUHFpZGuz











