Hargeysa(Xogsoornews.com):- Siyaasi Cali Maxamed Warancadde oo xillal wasiirnimo ka soo qabtay Xukuu.adihii kala dambeeyay ee Somaliland,ayaa sheegay in madaxweyne-yaasha Soomaaliya iyo Eretariya,ay hurinayaan colaado ka dhan ah dallalkw Somalilland,Itoobiya iyo Jabuuti. Waxaanu intaa ku daray warancadde Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha in uu yahay cadawga koobaad ee Somaliland isla markaana imika uu hurinayo murano ka jiira deegaano ka tiirsan Somalilland loona baahan yabay in la iska difaaco,waxaa kale oo uu intaa ku daray in dagaalka ka socda dalka Itoobiya in uu qayb wayn ka yahay kana mid yahay duulaanka lagu soo qaaday Itoobiya.
Warancadde oo maanta warbaahinta Hargeysa kula hadlay halkan ka daawo.











