War Deg Dega
Qorilugud(Xogsoormedia.com) Hal askari ayaa ku dhintay saddex kalana waa ay ku dhaawacmeen sida ay shabakada wararka ee Caynaba News.com oo aanu warkan ka soo xiganay ay u sheegeen dad goob joog ahi.
waxana ay miinadani  dhimashada iyo dhaawacaba keentay ay la kacday gaadhi kuwa waaradka ah oo ay wateen askarta ciidanka qaranka ee fadhigoodu yahay deegaanka Maygaagle oo hoos yimaada degmada Qorilugud.
mana jiraan wax war ah oo danbe oo ka soo cusboonaaday dhimashadan iyo dhaawaca askartan.
wixii wara ee danbee ka soo baxana waxa aanu idiinku soo gudbin doona wararkayaga danbe.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia@gmail.com
Hargeysa Somaliland