Halkan Ka Daawo: Roob Mahiigana Oo Siweyn Loogu Diirsaday Ayaa Ka Da,ay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.

0
348

Burco(Xogsoormedia.com) Waxaa maanta magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer iyo deegaanada hoos yimaada ka da,ay roob mahiigaana oo ay dadku aad ugu diirsadeen.

roobkan oo ahaa mid biya dhigay guud ahaanba magaalada burco iyo deegaanada hoos yimaada iyada oo baryahan danbe magaalada burco laga dareemayay kulayl faro badan.

roobabkan maanta gobolka Togdheer ka curtay ayaa ah roobabkii dayrta ee lawada sugaayay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here