Hargeysa(Xogsoormedia.com) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa maanta tagay xarunta dhexe ee xisbiga Kulmiye isagoo,isaga oo madasha u tagay ogaysiiskii uga yimid xughaya xisbiga ee aheyd in gabi ahaanba musharixiintu ay madasha iska soo xaadiriyaan, si ay u buuxiyaan shuruudaha looga baahan yahay.
oofinay
Waxaanu sheegay Madaxweyne ku xigeenku in sababta loogu yeedhay ay aheyd inay keenan codsigoodi iyo inay bixiyaan lacagaha laga qaado musharixiinta tartamaysa.