Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Togga Magaalada Aw Barkhadle,ayaa shalay qaaday Gaadhi Jaad Sidday oo ay leedahay Shirkadda Jaadka ee 571 oo ku socday gobolada Bariga Somaliland.
Gaadhiga Jaadka Siday ee Togga Aw Barkhadle Qaaday oo aanay cidina waxba ku noqon,ayaa laga duubay Muuqaalkan.
Hadaba halkan ka daawo qaabka uu Togga Aw Barkhadle u qaaday gaadhiga Jaadka Siday.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia.24@com
Hargeisa Somaliland