Kumanaan Qoys Oo Ku Barakacay Fatahaada Wabiga Shabeelaha Dhexe.

0
349

Muqdisho(Xogsoormedia.com) Fatahaadaha Wabiga Shabeelaha dhexe ayaa keenay inay dad badan oo degana degmada Mahaday, ay ka barakaceen goobihi ay daganaayeen.
Goobahan wabigu fatahaadaha ka geystay waxa ka mida deegaanka Kulmis-Wayne iyo deegaano kale oo ku dhaw dhaw, iyada oo daadadkii ka dhashay fatahaadahan ay qaadeen dhulbeereedyo deegaanadaasi ku yaalay.
Ilaa hadana ma jirto wax cida oo gurmad u fidisay dadkaasi uu wabiga Shabeelaha dhexe ku fatahay, ee ka barakacay deegaanadii ay degenaayeen.

Muddooyinkii u danbeeyay waxaa soo badanayay fatahaadaha ay sameeynayaan webiyada mara Somalia, ayadoo ay arintani ka danbeeyasy kadib roobab xooggan oo ka da’ay qeybo kamid ah gobollada dalka.

Xogsoormedia.com

Xogsoor@gmail.com

Hargeysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here