Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Bookhasho Ku Tagay Xeryaha Dhadhab Ee Qaxoontiga Gobolka Waqooyi Bari Ee Dalka Kenya.

0
300

Muqdisho (Xogsoormedia.com)Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa markii ugu horeysay bookhanaya Xeryaha qaxootiga dalka Kenya ee Dhadhaab.
Waxaana garoonka diyaaraduhu ay ka hayaadan ee magaalada Muqdisho ka duulay Ra,iisal wasaaraha iyo wafti uu horkacayo kuwaaso soo indha indhayn doona xeryaha qaxoontiga ee dalka Kenya ee Dhadhaab iyo kuwa kale ee Soomaalidu dagan tahay.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa warar kale oo soo baxaya waxay sheegayaan inuu booqanayo Jasiirada Malta, halkaasi oo ay ku dhammaanayaan tahriibayaal Soomaali ah, iyadoo socdaalka Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid isku dayayo sidii loo yareyn lahaa tahriibayaasha Soomaaliyeed ee u bareeraya khatarta

Xogsoormedia.com

Xogsoor@gmail.com

Hargeysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here