Bulaxaar(Xogsoormedia.com) Dadweyne aad u tiro badan oo ku dhaqan Degmada Bulaxaar iyo deegaanada hoos yimaada ayaa fatahaadii bada waxa ku barakacay dadweyne aad u tiro badan.
sida uu warbixintan uu inoogu hayo wariye Sidiiq Maxamad Burmad Cadaaad.