Hargeysa(Xogsoormedia.com) Qaar ka mid ah madaxdhaqameedka Cuqaasha iyo aqoonyahanka Beelaha Subeer Awal oo maanta shir’jaraa’id ku qabtay Hotel Crown ee magaalada Hargeysa, ayaa Madaxweyne SIILAANYO ugu baaqay in uu dib udhigo shirka golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE si loo badbaadiyo mustaqbalka dambe ee xisbiga Kulmiye.