Halkan Ka Daawo: Roobab Mahiigano Ah Oo Ka Da,ay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sanaag Ayaa Laayay Xoolo Aad Utiro Badan.

0
363

Ceerigaabo(Xogsoormedia.com) Roobabkii mahiigaanada ahaa ee ka da,ay gobolka sanaag ayaa waxa ku dhintay xoolo tiro badan.

xoolahan roobku laayay ayaa gaadhay ilaa 120 neef iyada oo xoolahani ay roobabkani laayeen ay ahaayeen ayaa ahaa qaar ay markii hore abaartu aad wax u yeeshay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here