Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo ka mid ahaa gudidii uu madaxweynuhu u saaray khilaafkii ka dhashay doorashada golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ayaa sheegay inay soo gababeeyeen baadhitaankii ay arintaasi ka wadeen.
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Cadami Oo La Hadlay Warbaahinta Isaga...