Hargeysa(Xogsoormedia.com) Xubno ka tirsan golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.
iyada oo sababta socdaalkooduna ay la xidhiidho shirka golaha dhexe ee qabsoomidoona bishan tobankeeda.