Hargeysa(Xogsoormedia.com) Maxamad Biixi Yoonis oo ka mida musharixiinta golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo isaguna ka mid ahaa musharixiintii maanta shirka jaraa,id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay qaadaceen shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo la filaayo inuu qabsoomo 10 ka bishan.
burburkii xisbiga Kulmiyena uu maanta bilaabmay,cid gaarrana uu u afduuban yahay shirkan golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye.