Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Maanta Magacaabay Xughayaha Guud Ee Golaha Guurtida Somaliland.

0
331

 

Hargeysa(Xogsoormedia.comGudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Mudane Saleeban Maxamuud Aadan (Saleebaan Nuur) ayaa maanta si rasmiya ugu dhawaaqay magacaabista, xughayaha guud ee Golaha Guurtida Somaliland.

Ka dib markii uu xughayihii Golahaasi Cabdilaahi Ibraahin Habane uu xilkii xughayenimo ee golaha guurtida, iska casilay,noqdayna wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland.

 

GUDOOMIYE SALEEBAN

Waxaanu gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Nuur ) uu u magacaabay xughaya golaha Mudane Cabdinaasir Aadan Beegsi inuu noqdo xughayaha guud ee golahaasi maanta laga bilaabo.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Oo Ka Akhriso Warsaxaafadeedkaaas Oo Dhamaystiran

IMG_0239

Xogsoormedia.com

Xogsoor@gmail.com

Hargeysa Somaliland 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here