Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Ballan Qaaday Fulinta Go’aamada Nabadda Ceel-afwayn laga soo Saaray

0
17

Ceel-afweyn(Xogsoornews.com):-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Maxamed Cali Aw Cabdi;ayaa ballan qaaday In ay Xukuumaddu fulinayso go aamo nabadeed oo laga soo saaray soo afjarista colaadda beelaha walaalaha ah ee deegaanka Ceel-afweyb.

Waxaanu ugu baaqay labads beelood gudo iyo dibedba in ay ka murugoodaan muddo 9 sano ah oo ay xabaalo badin ku dsgaalamayee. Isla markaana u midoobaan in ay isku duubni iyo wada jir ku bedelaan kala idhoobidii colaadiina nabad ku bedelaan dagaaalkiina ku bedelaan in ay isu kaashadaan horumar iyo waxqabad.