Calanka Somaliland oo la sudhay magaalada Cardiff ee Boqortooyada Ingiriiska

0
14

Calanka Somaliland oo la sudhay magaalada Cardiff ee Boqortooyada Ingiriiska

Cardiff (Xogsoornews.com) Munaasibada ka dhacday gobolka Wales ee Boqortooyada Ingiriiska ayaa calanka Somaliland la saaray Qalcada taariikhiga ah ee Wales.

Wasiirka Deegaanka iyo Isbadel Cimillada JSL, Safiirka Somaliland ee dalka Ingiriiska iyo masuuliyiin dalka Ingiiska ah ayaa ka qaby galay saarista Calanka Somaliland ee Qalcada Wales.

Qalcadan ayaa waxa calankooda la saaray kaliya waddamada uu dalka Ingiriisku Ixtiraamka u hayo, sida Somaliland oo kale