Hargeysa(Xogsoornews.com):-Wufuud ksla duwan oo ka socda dalalka caalamka oo ay ugu horeeyaan wadamada jaarka ayaa kusoo qulqulaya Somaliland.
Wufuudda Socdaalka ku imanaya Somaliland ayas u imanaya in ay madaxda qaranka iyo bulshada Somaliland in ay kala qayb galaan maalinta xorriyadda qarannimada Somaliland.