Hargeysa(Xogsoornews.com)-Cisbitaalka caalamiga ah ee Hal-door ee Hargeysa,ayaa mar kale qaaday tallaabo loogu naxariisanayo dadka bukaanka ah ee jilicsan oo u sameeyay maalin labaad oo lacag la,aan ay bulaan socodku ku helayaan dhakhaatiirta kala duwan ee Cisbitaalka Hal-door.
Waxaa kale oo maamulka Cisbitaalka haldoor uu bulshada kaga farxiyay in adeegyada cisbitaalka laga hello ee bulaanka loogu adeego in qiimaha loo jabiyay ka dib markii ay qiimeeyen bulshada jilicsan iyo bukaan socodka oo aad u badan.markii hore maalinta khamiista ayaa lacag la.aan ahayd la kuanka dhakhaatiirta ee bukaan socidka. False Maamulka Cisbitaaalka Hal-door oo eegaya bulaan socodka tirada badan ee maalinta khamiista imanaya si ay fursada lacah la,aanta ah uga faa iidaystaan waxaa uu ugu daray oo lacag la,aan uu ka dhigay la kulanka dhakhaatiirta maalinta isniinta.
Halkan ka.daawo.Maamulka Cisbitaalka Hal-door iyo bushaarada bulshada loogu damqaday.