Halkan Ka Daawo: Haldoorka Xisbiga Kulmiye Ee Magaalad Ceerigaabo Oo Soo Dhaweeyay Golaha Wasiirada Cusub Ee Uu Dhawaantan Magacaabay Madaxweynaha Somalilanad.

0
367

Ceerigaabo(Xogsoormedia.com) Haldoorka xisbiga Kulmiye ee gobolka Sanaag ee magaalada Ceerigaabo ayaa taageeray golihi wasiirada ee u dhawaan Madaxweynuhu soo magacaabay.

waxaanay madaxweynaha ku adkeeyeen kulana dardaarmeen inaanay doorashadu wakhtigeedi dib uga dhicin si sharafta xisbiga Kulmiye si badan loogu badbaadin karo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here