Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi Oo Iska Xaadiriyay Xarunta Xisbiga...

Halkan Ka Daawo: Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi Oo Iska Xaadiriyay Xarunta Xisbiga Kulmiye Sheegayna Inaanu Shirkii Dib Udhacayn Oo La Qabanayo Wakhtigii Lagu Balansana.

0
402

Hargeysa(Xogsoormedia.com)Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta iska xaadiriyay xarunta dhexe ee xisbiga Kulmiye oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay “Waxaanu meesha u nimid waa in murashixiinta oo hawlihii la doonaayay ay ka qaataan wixii ayna soo farayeena waa ayna soo fareen, waananu fulinaynaa arjigayagiina waanu gaynay intaasananu u nimid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here