Hargeysa(Xogsoormedia.com)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamad Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabanaysa Shirweynahan oo  si rasmi ah uga furay magaalada Hargeysa  kuna  saabsana ilaalinta deegaanka Geeska Afrika, shirkaasi oo ay ka soo qeyb galeen wufuud ka kala socotay wadamada Barriga Afrika qaarkood iyo khubarro caalami ah.
Home  Wararkii u Dambeeyey  Halkan Ka Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Uu Jeediyay...
			
		









