Shirkadda Laydhka Heco ee Burco oo ka Jawaabtay Go,aankii Madaxweynaha

0
62

Burco(Xogsoornews.com):-maamulka sare ee shirkadda bixisa adeega laydhka Burco ee Heco,ayaa Madaxxweynaha Somaliland ku bogaadisay go,aan u qiimo dhimis ugu sameeyay adeegga laydhka Burco.

Madaxda sare ee shirkadda Heco ee bixisa adeegga laydhka Burco waxaa kale oo ay Madaxweynaha ku hambalyeryeen mashaariicda kala duwan ee xarunta gobolka Togdheer ee Burco uu ka dhagax dhigay.

Haddaba halkan ka daawo masuuliyiinta shirkadda Heco oo wsrbaahinta Burco kula hadlay.