Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Moogoow Masuul baad tahay iyo lagama maarmaan Maanso Abwaan Cabdinuur

Moogoow Masuul baad tahay iyo lagama maarmaan Maanso Abwaan Cabdinuur

0
241

HargeysaXogsoornews.com):-Abwaan Cabdinuur Xasan oo ah abwaan dhallinyaro ah oo ku cool caasimadda Somaliland ee Hargeysa,ayaa maanto duco ah u tiriyay maayerka  caasimadda Hargeysa.waxaa kale oo abwaan Ca dinner maanta ku iftiimiyay waxqabadka maayer Mooge iyo sida uu ugu hagar baxay caasimadda.

Geesta kale waxaa uu iftiimiyay in aan la isku. Doorman  larin masuulka xilka marka uu hayo bulshada wax u qabta iyo ka ku fashilma masuuliyadda  uu hayo ama ka xoogyo oo keliya ku eg.Abwaan Cabdinuur iyo maansada duvada maayerka caasimadda oo muuqaal ah halkan ka daawo.