Borama(Xogsoornews.com):-Ugaas Cabdirashiid Ugaas dooddi oo ah ugaaska guud ee beelaha samaroon oo maanta Boorama lagu soo dhaweeyay,ayaa bulshada dardaaran faray
Ugaasks oo ka hadlsy soo dhawayn ballaadhan oo loo sameeyay ka dib ayaa ugu horrayn ka mahad naqay sids loosoo dhaweeyya isagoo Ugaasku bulshada reer Awdal lxukuumadda iyo guuud ahaan Shacabka Somaliland na dardaaran faray.