Hargeysa(Xogsoornews.com):-Dawladda hoose ee Caasimadda Hargeysa,ayaa bulshada ku gabacsatada agagaarkaa fooqa jajabka ee Hargeysa u sheegtay in ay ka guuraan oo ay banner yaan fooga iyo ganacsatada meelaha u dhaw dhaw ku ganacsata.
Fooqa jajabka ee Hargeysa oo qaybo ka mid ahi ay ku jiraan wadada biriijka sadexaad ee Hargeysa oo furitaankiisu u xayiran yahay duminta qaybo ka mid ah fooqa jajabta ee Hargeysa oo dhinaca waqooyi ka saaran dooxa wayn ee Hargeysa isla markaana cidhifka koonfur bari kaga beegan suuqa waaheen.











