Friday, July 10, 2026
Home Articles Bushaaro Wershadda ROYAL FOAM

Bushaaro Wershadda ROYAL FOAM

0
371

Bushaaro  bushaaro waxsoosaarki dalkiyo wershaddada weeyaan ROYAL FOAM.

Waxsoosaarka wershada Royal Foam oo xarunteedu tahay xarunta gobolka awdal ee Boorama guud ahaan gobolada Somaliland waad ka helaysaa waxsoosaarka wershadda ROYAL FOAM waana wershada ugu wayn ee buushka iyo furshaanta ee Somaliland.

Wershada Royal Foam waxsoosaarka dalkeena 1 iyo waa kow. Waa lagu diirsadoo.dibed llagaga maarmoo.waa horseedkii dalkoo.furaadhyo waafiya.duraaxado wasac ah iyo waxkastoo buul ah