Dahabshiil Group ayaa kaalin wayn ka qaadatay Somali Week Festival,
oo qayb ka ahayd dhiirrigelinta akhriska, dhaqanka, iyo isdhexgalka bulshada Soomaaliyeed ee qurbaha.
Dahabshiil Group ayaa 16-kii sano ee lasoo dhaafay door muuqda ka ciyaartay taageeridda madashan muhiimka ah, taasoo muujinaysa sida ay mar walba ugu heellan tahay horumarinta dhaqanka iyo isku xidhka bulshada Soomaaliyeed.











