Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Shirkaddaha Dahabshiil Group ayaa kaalin weyn ka qaatay qabsoomidda Carwada iyo Shirweynaha...

Shirkaddaha Dahabshiil Group ayaa kaalin weyn ka qaatay qabsoomidda Carwada iyo Shirweynaha 7aad ee Teknoolajiyadda Somaliland 2025

0
108

.

Shirkaddaha Dahabshiil Group ayaa kaalin weyn ka qaatay qabsoomidda Carwada iyo Shirweynaha 7aad ee Teknoolajiyadda Somaliland 2025, oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.
Dahabshiil Group waxa ka go’an dhiirrigelinta hal-abuurka, horumarinta dhalinyarada, iyo kobcinta adeegyada dijitaalka ah, kuwaas oo door muhiim ah ka qaadanaya koboca dhaqaalaha dalka, soo jiidashada maalgashadayaasha caalamiga ah, iyo xoojinta xirfadaha dhalinyarada Soomaaliyeed.