Fanka iyo Suugaanta Halkan Ka dhegayso Heesta Ciidan Huban iyo Kooxda Gaashaan By afgaab - August 25, 2015 0 438 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Heesta Ciidan Huban waxaa qaadaya fannaaniinta kooxda Gaadhaan waana curintii iyo hal abuurkii Abwaan Gaashaanle Sare Cali Barre Xuseen. waxaanay ka mid ahayd ama ay ku jirtay mid ka mid ah riwaayadihii sanad guurooyinka Ciidanka Qaranka Somaliland. http://www.xogsoormedia.com/wp-content/uploads/2015/08/01-Waxan-ahay-Ciidan-Huban-ok-By-Kooxda-Gaashaan-ok.mp3 Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Facebook (Opens in new window)Like this:Like Loading... Related