Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Amar Fartay Dugsiyada Dalka

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Amar Fartay Dugsiyada Dalka

0
397

Hargeysa(Dawan):- Wasaaradda waxbarshada iyo sayniska Somaliland,ayaa digniin adag u dirtay dugsiyada sare ee dalka.

Wasaaradda Waxbarashada ayaa uga digtay dusiyada sare in ay qaataan ama ay diiwaan geliyaan ardayda u gudbaysa fasalka afraad ee dugsiyada sare ka hor intaan lagu dhawaaqin Imtixaanka shahaadiga ah.