Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Madaxweynaha Somaliland iyo Xukuumaddiisa oo Bil Mushaharkeed ugu Deeqay Gurmadka Abaaraha

Madaxweynaha Somaliland iyo Xukuumaddiisa oo Bil Mushaharkeed ugu Deeqay Gurmadka Abaaraha

0
302

Hargeysa(Xogsoornews.com):Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ku dhawaaqay in bil misharkeed Madaxweynaha,ku xigeenkiisa iyo xubnaha  galaha wasiirada Somaliland in ay ugu deeqeen taakulaynta gurmadka abaaraha.

Madaxweynaha Somaliland ayaa dhinaca kale uhu baaqay guud ahaan bulshada Somaliland in ay ka qayb qaataan samato bixinta dadka abaaruhu saaneeyeen.