Hargeysa(Xogsoormedia.com) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa faahfaahinka bixiyay hanaanka loo sugo abniga iyo nabadgaliyada madaarka caasimada Hargeysa,ee Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa.