Hargeysa(Xogsoormedia.com) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe oo wareysi khaasa siiyay Tv-ga Horn Cable ayaa sheegay inaan xisbigani aanu aheyn xisbi reer ee uu yahay xisbi qaran.