Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,ayaa magacaabay masuuliyiin cusub oo isgu jira Agaasime guud,guddoonka Baanka dhexe iyo Guddiga qandaraasyada qaranka.
war-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Madaxweynaha Somaliland oo ka soo baxay qasriga Madaxtooyada Somaliland ayaa u dhignaa sidan.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/XM/WM/222-83/042018 ku magacaabay masuuliyiintan hoos ku xusan:
WAR-SAXAAFADEED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-83/042018 ku magacaabay masuuliyiintan hoos ku xusan:
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:-
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid
Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad;
Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;
Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;
Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;
Waxaan Go’aamiyey,
In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta hoos ku xusan:
|
Magaca |
Xilka |
|
| 1. | Cali Ibraahim Jaamac Baqdaadi | Guddoomiyaha Baanka Dhexe |
| 2. | Axmed Xasan Cabdi Carwo | Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe |
| 3. | Cabdirashiid Ibraahim Sheekh Cabdiraxmaan | Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka |
| 4. | Cabdirashiid Cabdillaahi Hande | Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Salal |
| 5. | Cabdi Xuseen Cabdi Ibraahim | La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Naafada |
Guddida Qandaraasyada Qaranka
|
Tir |
Magaca |
Xilka |
| 1. | Nuux Maxamed Xuseen Aadan | Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka |
2. |
Cabdillaahi Ismaaciil Cabdi Bidhaan | Guddoomiye Ku –xigeen Guddida Qandaraasyada Qaranka |
| 3. | Cabdi Giire Jaamac Kadiye | Xubin |
| 4. | Maxamuud Aadan Maal | Xubin |
| 5. | Cabdi Faarax Ducaale | Xubin |
| 6. | Maxamed Diiriye Xayd Nuur (Dib-jir) | Xubin |
| 7. | Caasha Cabdillaahi Cilmi | Xubin |
| 8. | Maxamuud Axmed Xirsi Baar-cad | Xubin |
Masuuliyiinta aan xilalka ka qaadayna waxaan uga mahad-celinayaa sidii xil-kasnimada lahayd ee ay u guteen waajibaadkoodii shaqo, muddadii ay xilka Qaranka hayeen.
ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad;
Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;
Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;
Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;
Waxaan Go’aamiyey,
In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta hoos ku xusan:
| Tir | Magaca | Xilka |