Hargeysa(Xogsoornews.com);- Alle ha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay xanaalaha Baqiic ee waqooyiga Hargeysa.
Aaska qaran ee lagu sagootiyay Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Axmed. SIilaanyo,ayaa waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,Musharaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamaed Cabdilaahi Cirro.Guddoomiyeyaasha guurtida iyo wakiada iyo weftiyo ka yimi dalalka deriska