Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Sawirada dabbaaldegga 18 May ee Berbera

Sawirada dabbaaldegga 18 May ee Berbera

0
685

Berbera(Xogsoornews.com):-Dadweynaha degmada Berbera iyo madaxda heer gobol iyo degmo ee Saaxil iyo Berbera,ayaa si wayn ugu dabbaal degay sannad guurada 34 aad ee ka soo wareegtay maalinta la soo noqoshadda madaxbannaanida Somaliland.