Hargeysa (Xogsoornes.com);-Ciaaryahanka caanka ah ee Kanu oo ah ciyaartay heer caalami ah isla markaana dunida caan ka ah ayaa Hargeysa u yimi in uu Somaliland kala qayb galo dabbaal degga 34 guurada maalinta qarannimada Somaliland laacibka u dhashay dalka Nayjeeriya,ayaa sheegay in uu muddo badan saaxiib la ahaa Somaliland.