Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Dadweynaha Caasimadda Hargeysa oo ku waabariistay jidka wadmaha iyo wadooyinka Caasimadda Xuska...

Dadweynaha Caasimadda Hargeysa oo ku waabariistay jidka wadmaha iyo wadooyinka Caasimadda Xuska maalinta qarannimada 18 May

0
692

Hargeysa(Xogsoornews.com);- Dadweynaha caasimadda Hargeysa,ayaa ku waabariistay waddooyinka  caasimadda iyo jidka Wadnaha ee Hargeysa.