Friday, July 10, 2026
Home Wararkii u Dambeeyey Ciyaaryahanka Caaanka ah ee Kanu oo Somaliland kala Qayb Qaadanaya Xuska 18...

Ciyaaryahanka Caaanka ah ee Kanu oo Somaliland kala Qayb Qaadanaya Xuska 18 May

0
357

Hargeysa (Xogsoornes.com);-Ciaaryahanka caanka ah ee Kanu oo ah ciyaartay heer caalami ah isla markaana dunida caan ka ah ayaa Hargeysa u yimi in uu Somaliland kala qayb galo dabbaal degga 34 guurada maalinta qarannimada Somaliland laacibka u dhashay dalka Nayjeeriya,ayaa sheegay in uu muddo badan saaxiib la ahaa Somaliland.