Sawirada dabbaaldegga 18 May ee Berbera

0
8

Berbera(Xogsoornews.com):-Dadweynaha degmada Berbera iyo madaxda heer gobol iyo degmo ee Saaxil iyo Berbera,ayaa si wayn ugu dabbaal degay sannad guurada 34 aad ee ka soo wareegtay maalinta la soo noqoshadda madaxbannaanida Somaliland.