Hargeysa(Xogsoornews.com):Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ku dhawaaqay in bil misharkeed Madaxweynaha,ku xigeenkiisa iyo xubnaha galaha wasiirada Somaliland in ay ugu deeqeen taakulaynta gurmadka abaaraha.
Madaxweynaha Somaliland ayaa dhinaca kale uhu baaqay guud ahaan bulshada Somaliland in ay ka qayb qaataan samato bixinta dadka abaaruhu saaneeyeen.