Daawo Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Ballan Qaaday Tartan Xalaal Ah Oo Lagula Galo Shirka Golaha Dhexe Ee Waddani

0
319

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa balan qaaday in uu diyaar u yahay in shirka golaha dhexe ee Xisbiga uu Guddoomiyaha ka yahay ee WADDANI oo uu  una taagan musharaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI,in shirka golaha dhexe lagula tartamo oo uu  ogolyahay in tartan lala galo isla markaana uu qaadanayo guul iyo guul darro labadaba.

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Hargeisa Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here